SIHBA Student Support Center

Ka hel jawaabo muuqaal ah su’aalaha ugu badan ee ku saabsan diiwaangelinta, iibsashada koorsada, casharrada, password-ka iyo shahaadada.

VIDEO SUPPORT GUIDES

Dooro Su’aasha Aad Caawimaad Ka Rabto

Guji su’aal kasta si aad u furto muuqaalka hagaha. 

Daawo muuqaalkaan si aad u barato sida akoon cusub looga sameysto website-ka SIHBA.

Baro sida koorsada loo doorto, loo iibsado, loona dhammaystiro lacag-bixinta.

Baro sida dashboard-ka ardayga loo galo, casharrada loo daawado, loona calaamadiyo kuwa la dhammeeyey.

Daawo sida password cusub loogu sameysto email-ka aad ku diiwaangashan tahay.

Daawo sida koorsada loo dhammaystiro, shuruudaha loo buuxiyo, kadibna shahaadada loo soo dejisto.

Baro meesha profile-ka ardayga laga saxo magaca saxda ah ka hor intaadan shahaadada soo dejisan.

Weli Caawimaad Ma U Baahan Tahay?

La xiriir kooxda taageerada ardayda SIHBA. Waxaan kaa caawinaynaa akoonka, koorsooyinka, casharrada iyo shahaadooyinka.