sihba.so

SIHBA Student Support Center

Ka hel jawaabo muuqaal ah su’aalaha ugu badan ee ku saabsan diiwaangelinta, iibsashada koorsada, casharrada, password-ka iyo shahaadada.

VIDEO SUPPORT GUIDES

Dooro Su’aasha Aad Caawimaad Ka Rabto

Guji su’aal kasta si aad u furto muuqaalka hagaha. 

Daawo muuqaalkaan si aad u barato sida akoon cusub looga sameysto website-ka SIHBA.

Baro sida koorsada loo doorto, loo iibsado, loona dhammaystiro lacag-bixinta.

Baro sida dashboard-ka ardayga loo galo, casharrada loo daawado, loona calaamadiyo kuwa la dhammeeyey.

Daawo sida password cusub loogu sameysto email-ka aad ku diiwaangashan tahay.

Daawo sida koorsada loo dhammaystiro, shuruudaha loo buuxiyo, kadibna shahaadada loo soo dejisto.

Baro meesha profile-ka ardayga laga saxo magaca saxda ah ka hor intaadan shahaadada soo dejisan.

CONTACT SUPPORT

Fariin U Dir Kooxda Taageerada SIHBA

Haddii muuqaalada kore aysan xallin dhibaatadaada, buuxi foomkan kooban. Kooxdayada ayaa kula soo xiriiri doonta.

SIHBA Student Support Contact
Please do not include your password.

Weli Caawimaad Ma U Baahan Tahay?

La xiriir kooxda taageerada ardayda SIHBA. Waxaan kaa caawinaynaa akoonka, koorsooyinka, casharrada iyo shahaadooyinka.